Waxa uu ku dhashay magalada Garoowe Ee Caasumada Puntland Bilowgii Sanadkii 1993-dii.
Max'muud Jirde qur'aan ka kariim ka iyo waxbarashada dugsigiidsa hoose dhexe wuxuu kusoo qatay magallada garoowe ee xarunta caasumada puntland.
dugsiga sare wuxuu ku qaatay magalada boosaaso Ee gobol ka bari schoolka sare Ee boosaaso Public Secondary school.
Wuxuu soo Ahaa kana Tirsanaa Dugsigiisii dhexe illaa sare xubnaha gudiga ugu sareeya school-kiisa Amase Goobihiisa Waxbarashada.
Wuxuu gallay jaamacada East Africa University Isagoo Ku biiray kulliyada Maamulka Dawliga Ah"Buplic Administration"
W/Q:-Bilaal Ahmed Welli
No comments:
Post a Comment