Saturday, July 8, 2017

leeleefow ama isbatoore isku dhuuq

Ninka soomaalida ay utaqaano Ninka soomaalida ay utaqaano leeleefow ama isbatoore isku dhuuq magaciisa dhabtaah waa brahmanandam.

Brahmanandam kanneganti wuxuu dhashtay koowdii febraayo 1956.

 Waa atoore jilaa ah waliba dhanka shactirada, kaaso lagu yaqaano inta badan filimda koonfur hindiya ee soomaalida sanadadan dambe aadka uxiiseeyaan.

Waa mid kamida jilayaalka ugu shactirada badan ee ebid india soomaray.

Brahmanadam Iyo Noloshiisa hore:

Wuxuu ku dhashtay xaafada chagantivari palem waa koonfur hindiya waxuu wax kasoo bartay College ka Andhara University isagoo ku qalin jabiyay suugaanta Telugu.

 wuxuu ahaan jiray macalin Telugu ah kaasoo xiligaas dadka wax ku bari jiray tuulada attili lagu magacaabo.

Filim jilista wuxuu kusoo biiray sanadii 1987.

 Filimkiisi ugu horeyay kaaso telugu ahaa waxaa la dhaha ‘Aha Na Pallenta.’

Abaal Marinada uu Ku Guuleystay:

Bishi janaayo Eee  Sanadkii 2009 dowlada hindiya waxay gudoon siisay abaal marinta Padma Shri, taaso ah abaal marinta afaraad darajo ahaan ee lasiiyo muwaadin india ah.

Sido kale Filim Fare Awards ayuu ku guuleystay sanadii 2002 qeybta shactiroolaha ugu fiican.

Wuxuu kaloo heystaa 5Nandi Awardsah, 6 Cine MAA Awards ah iyo waliba 3 National Filim Awards ah iyo kuwa kaloo badan.

Brahmanandam wuxuu heystaa iskoor caalami ah kaaso ah in uu kasoo muuqday in kabdan 1000 filimoo Telugu ah.

Brahmanandam Iyo Noloshiida Gaar Ka Ah:

jilagaan waxaa udhaxdo naagta lagu magacaabo Lakshimi waxayna udhashay labada wiil ee lakala dhaho Raja Goutham iyo Sidharta. magaciisa dhabtaah waa brahmanandam.

Brahmanandam kanneganti wuxuu dhashtay koowdii febraayo 1956.

 Waa atoore jilaa ah waliba dhanka shactirada, kaaso lagu yaqaano inta badan filimda koonfur hindiya ee soomaalida sanadadan dambe aadka uxiiseeyaan.

Waa mid kamida jilayaalka ugu shactirada badan ee ebid india soomaray.

Brahmanadam Iyo Noloshiisa hore:

Wuxuu ku dhashtay xaafada chagantivari palem waa koonfur hindiya waxuu wax kasoo bartay College ka Andhara University isagoo ku qalin jabiyay suugaanta Telugu.

 wuxuu ahaan jiray macalin Telugu ah kaasoo xiligaas dadka wax ku bari jiray tuulada attili lagu magacaabo.

Filim jilista wuxuu kusoo biiray sanadii 1987.

 Filimkiisi ugu horeyay kaaso telugu ahaa waxaa la dhaha ‘Aha Na Pallenta.’

Abaal Marinada uu Ku Guuleystay:

Bishi janaayo Eee  Sanadkii 2009 dowlada hindiya waxay gudoon siisay abaal marinta Padma Shri, taaso ah abaal marinta afaraad darajo ahaan ee lasiiyo muwaadin india ah.

Sido kale Filim Fare Awards ayuu ku guuleystay sanadii 2002 qeybta shactiroolaha ugu fiican.

Wuxuu kaloo heystaa 5Nandi Awardsah, 6 Cine MAA Awards ah iyo waliba 3 National Filim Awards ah iyo kuwa kaloo badan.

Brahmanandam wuxuu heystaa iskoor caalami ah kaaso ah in uu kasoo muuqday in kabdan 1000 filimoo Telugu ah.

Brahmanandam Iyo Noloshiida Gaar Ka Ah:

jilagaan waxaa udhaxdo naagta lagu magacaabo Lakshimi waxayna udhashay labada wiil ee lakala dhaho Raja Goutham iyo Sidharta.

HANTI WADAAG VS HANTI GOOSI

Waxaan doonayaa qoraal koooban Oo is barbardhig ah inaan ku sameeyo labada aragti dawladeed Ee ( capitalism ka iyo communism ka ) . Ereyga h...