Waxaa Wax lagu Farxo Ah In Ardayda Soomaaliyeed Iyagoo Xallado Adag Ku Jira Oo dhanka Dhaqalaha Iyo Tacliinta Ah Misna Inay Wadaan Dadaal muuqda.
Waxay U Baahan yihiin In Lajiheeyo Oo Laga Fekaro Sidey Tacliintooda Usii wadan lahaayeen.
Waxaa Kaloo Meesha Ku Jira In Qorshe Sax Ah La Helo Oo ah Ardeydu Waxey Baran lahaayeen Kuwa Jaamacadaha Gallaya Si Loo Helo Dad Aqoon leh Oo Isku dheeli tiran.
Inshaa'allaaah Guul ayaan Inii Rajaynayaa Dhamaantiin Ardada Soomaaliyeed.
No comments:
Post a Comment